Agaasimihii Warfaafinta Xafiiska RW oo iscasilay & Olole cusub oo ka bilowday Villa Somalia

Agaasimihii Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Calinuur Salaad ayaa xilka iska casilay. Waxaa uu ka mid ahaa shaqsiyaadka aadka ugu dhowaa Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, waxaana uu xilkan hayay labadii sano ee tagtay Qoraal kooban oo uu soo saaray oo ku lifaaqnaa is casilaaddiisa ayuu ku sheegay in isbedel ku yimid … Continue reading Agaasimihii Warfaafinta Xafiiska RW oo iscasilay & Olole cusub oo ka bilowday Villa Somalia